LCP image
4.0
ratings
7 MB
Size
Verified

SCREENSHOTS (8)

Screenshot
Screenshot
Screenshot
Screenshot
Screenshot
Screenshot
Screenshot
Screenshot

About the app

Suaalö waa Gameka koobaad ee kusaabsan su'aalaha iyo jawaabaha diiniga iyo maadiga ah ee ku baxaya luuqada somaliga. Wuxuu ka kooban yahay su'aalo badan oo gaadhay ilaa 1,000+ oo suaalood oo iskugu jira dhammaan qaybaha kala duwan ee diinta, maadiga, sayniska, cilimiga bulshada, sportiga IWM. Appka Suaalö waxaa ka loogu tala galay inay ka faa'iidaystaan dhamaan dhallinyarada caruurta iyo ruuxkasta oo rabo in uu wax ka barto diinta islaamka iyo dhaqanka somaliga oo ku hadla luuqada somaliga. Waxaad samaysan kartaa account aad ku ciyaarto mobilo kala duwan, iyo sidoo kale inaad la tartanto asxaabtaada iyo sidoo kale inaad la shaykeeso. Fadlan wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh Emailka hoose: [email protected]

Educational

Ratings

0

0 total ratings

5

73%

4

10%

3

4%

2

3%

1

10%

REVIEWS

No reviews yet. Be the first one to review this app

Permissions

Storage: access photos, media, and files on your device

Internet: use your internet connection

Phone: make and manage phone calls

Scan to download on PhonePe Appstore